Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 119:01:57
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Dadka degan saraha dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington oo magdhow la siinayo
05/05/2023 Duración: 09minDacwo wadareed ka dhan ah dawlada Victoria oo ay wadeen dadka degan saraha dhaadheer ee Flemington iyo North Melbourne ayaa la sheegay in heshiis laga gaaray oo dadka magdhow lacageed lagu siinayo.
-
Aragtida Jaaliyada iyo kulankii madaxweyne HSM
03/05/2023 Duración: 09minKulankii madaxweyne Hassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa nala falanqeeyay Enjineer Abdullahi Ibrahim.
-
Aragtidda Jaaliyada iyo kulankii madaxweyne HSM
03/05/2023 Duración: 12minKulankii madaxweyne Hassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa nala falanqeeyay Isse Dholawaa.
-
Somali_settlement_guide_dispute_030523
03/05/2023 Duración: 12minWarbixintan ka mid ah barnaamujyadii deganaanshaaha oo aan ku falanqaynayno wadooyinka xalka iyo sidaad u go’aansan lahayd sida ugu fiican ee aad ula xaali lahayd haddii is qabataan dariskaaga.
-
SBS Somali full program 28 Abril, 2023
01/05/2023 Duración: 51minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali oo dhamaystiran.
-
Koox diimeed u sheegtay xerteeda inay gaajo u dhintaan.
28/04/2023 Duración: 07minKoox diimeed loo sheegay in haddii ay gaajo u dhintaan ay Nabi Ciise la kulmayaan.
-
Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Sudan iyo dadka ka qaxaya
28/04/2023 Duración: 07minDalal badan ayaa isku dayay inay muwaadiniintooda ka soo daad gureeyaan dalka Sudan oo wali dagaalku ka socdo.
-
Somali_Settlement_guide_rape_260423
26/04/2023 Duración: 17minAustralia, 85 xadgudubyo galmood ama sexual violence ayaa maalin walba celcelis ahaan la soo sheegaa. Daraasado ayaa sidoo kale muujinaya in 3 dii qof oo dhalinyaro ahba midkood uu noloshiisa la kulmo galmo aysan raali ka ahayn.
-
Dalmer Koshin "Haddii fursad timaado waa jeclaan lahaa inaan Soomaaliya ka shaqeeyo"
26/04/2023 Duración: 07minDalmer Koshin waa aqoonyaha bartay macluumaadka batroolka, una shaqeeya shirkada Rio Tinto ee dalkan Australia. Wuxuu jeclaan lahaa mar inuu fursad u helo inuu ka shaqeeya batrool laga soo saaro Soomaaliya.
-
SBS Somali full program Jimco 21 Abriil
24/04/2023 Duración: 52minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali oo dhamaystiran.
-
Sidee looga ciiday Sydney?
21/04/2023 Duración: 08minSheekh Cabdulqaadir Jimcaale oo ka waramaya sida looga ciiday magaalada Sydney.
-
Fariinta ciida ee madaxda Soomaalida
21/04/2023 Duración: 09minMadaxda Soomaaliya oo qudbad u jeediyay umadda Soomaaliyeed xiliga ciidda.
-
Sidee looga ciidayaa Queensland sanadkan?
20/04/2023 Duración: 05minJaaliyada Soomaalida ee degan magaalada Brisbane ayaa markii ugu horaysay goob u gaar ku tukandoonta salaada Ciidda.
-
Somali_Settlement_Guide_Ramadan_200423
20/04/2023 Duración: 11minAustralia waxay hoy u tahay 813, 000 oo qof oo ka mid ah 1.97 milyan oo Muslimiinta aduunka oo dhan ku nool. Haddaba maxay Ramadanta iyo Ciidu uga dhigan yihiin Islamka?
-
-
-
Maalintee ayaa laga ciidayaa dalkan Australia?
19/04/2023 Duración: 11minWaxaa qoraalo is khilaafsan midkood lagu sheegay in Ciidu tahay Jimcadda iyo mid leh waa Sabtidda. Sheekh Cabdinur ayaan waydiinay midka ay raacayaan bulshada Soomaalidu.
-
SBS Somali full program 14 Abriil
17/04/2023 Duración: 52minIdaacadii SBS Somali uu dhamaystiran oo aan xayaysiin lahayn.
-
Sidee ciidamo tayo leh loo dhisi karaa?
14/04/2023 Duración: 06minWaxaa la xusay 63 guuradii ciidanka qalabka sidda ee Soomaaliya. Sidee dib loogu soo celin karaa tayadii ciidanka?
-
FBI oo xirtay nin lagu eedeeyay inuu sir dusiyay
14/04/2023 Duración: 07minNinkan oo lagu magacaabaa Jack Teixeira ayay saraakiil ka tirsan FBI kasoo xireen gobolka Massachusetts.