Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 119:01:57
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Xubinta isboortiga ee SBS Somali Jimco 14 Abriil
14/04/2023 Duración: 04minCayaartowga kubada cagta Soomaaliya ee da'doodu ka yar tahay 17 sano ayaa tartan wayn ka qaybgalaya.
-
-
Somali_Settlement_Guide_Identity_130423
13/04/2023 Duración: 14minQofka haytiisa ama aqoonsiga la xaday wuxuu inta badan wajahaa cawaaqibyo aad u daran oo ay ka mid yihiin maal ama lacag laga xado, in sumacadii uu dayn ku qaadan karay dhaawac soo gaaro iyo waliba cawaaqibyo sharciyeed.
-
SBS Somali full program Arbaco bisha Abriil 12
13/04/2023 Duración: 53minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali oo dhamaystiran
-
Booqashada Guterres ee Muqdisho
12/04/2023 Duración: 09minXoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres ayaa Muqdisho booqday halkaasna kula kulmay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
-
Dugsiyada sare ee NSW oo laga mamnuucayo Mobileda
12/04/2023 Duración: 07minDawlada cusub ee NSW ayaa fulisay mid ka mid ah balanqaadyadii doorashada iyada oo mamnuucaysa in ardaydu mobilada ku isticmaasho iskuulada sare.
-
Xisbiga Liberalka oo jahawareer galay kadib iscasilaado
12/04/2023 Duración: 08minXisbiga Liberalka ayaa galay jahawareer siyaasadeed kadib markii ay xubno muhiim ah ay iska casileen iyaga oo diidan go'aanka xisbigu ka qaatay aftida codka lagu siinayo dadka dalka loogu yimid.
-
-
-
Muxuu Ken Wyatt isaga casilay xisbiga Liberalka?
07/04/2023 Duración: 07minKhilaaf ba'an oo soo kala dhexgalay xisbiga Liberalka Federalka oo ka dhashay aftida loo qaadayo si ay cod ugu yeeshaan baarlamaanka dalka dadka dalka loogu yimid ayaa sababay inuu is-casilo wasiirkii hore ee arimaha Indigenouska Ken Wyatt.
-
Mohamed Ismail: Muranka buurta Kaaraa mardha
05/04/2023 Duración: 15minMuran ayaa ka dhashay hadal dhawaan ka soo yeeray RW Ethiopia Abiy Ahmed oo ahaa in taalo lagu xusayo dagaalkaa 77 laga dhisayo buurta Kaaraamardha.
-
-
SOMALI_SETTLEMENT_GUIDE_FINES_050423
05/04/2023 Duración: 11minDad badan ayaan dalkan Australia ka war qabin cawaaqibka xun ee ka dhalan kara haddii aad iska dhaga tirto ganaax lagu soo diray.
-
Xildhibaanadii ugu horaysay oo Baarlamaanka Australia ku soonta
04/04/2023 Duración: 06minXildhibaanadii ugu horaysay Australia oo ah muslimad hijaab xiran ayaa markii ugu horaysay taariiqda baarlamaanka federalka gudihiisa ku gudanaysa waajibka Ramadanka.
-
SBS Somali Full Program Friday 29 Maarso
04/04/2023 Duración: 51minHalkan ka dhagayso Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiran
-
Dagaalkii qaboobaa miyaa dunida dib ugu soo noqday?
31/03/2023 Duración: 08minKadib kulan ay dhawaan yeesheen madaxweynayaasha Ruushka iyo China ayaa dhashay shaki ah in dunida ay ka bilaabanayaan xulufaysi cusub iyo tartan hubka ah.
-
Afur uu ururka Huddle u sameeyay Jaaliyadda Soomaalida ee North Melbourne
31/03/2023 Duración: 14minGarabka kooxda North Melbourne u qaabilsan arimaha jaaliyadaha oo la yiraahdo Huddle ayaa xarunta kooxda ee Arden st North Melbourne ugu samaysay afur Jaaliyada Soomaalida.
-
Somali_Settlement_Guide_Migration_290323
29/03/2023 Duración: 13minQuburada xanuunka dhimirka ayaa sheegay in qaar ka mid dadka soogalootiga ah ay maraan hubaal la’aan joogto ah.
-
Salaanta Naziyiinta oo laga fiirsanayo in laga mamnuuco Victoria
28/03/2023 Duración: 06minIyada oo hore looga mamnuucay Victoria astaamaha Naziyiinta, waxaa hadda laga fiirsanayaa in la mamnuuco salaanta gacanta la taago ee lagu yaqaanay Nazi Germany.
-
Maxaa iska badalay Islam-Nacaybka Australia
28/03/2023 Duración: 06minWaa isdee xaaladda Islam Nacaybka dalka Australia?