Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 115:41:38
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Wararka SBS Somali Qamiis 15 June
15/06/2023 Duración: 06minWararka maanta ee Australia iyo caalamka.
-
-
Somali_Settlement_Guide_Vaccinations_140623
14/06/2023 Duración: 11minDadka Australianka ah ee dibadda u dhoofaya waxay u baahan yihiin tallaalo ay isaga difaacaan cudurada faafa oo aan Australia laga helin laakiin ku badan qaybo badan oo aduunka ah.
-
Wararka SBS Somali Talaado 13 June
13/06/2023 Duración: 05minWararkii maanta oo Talaado ah bisha June 13.
-
-
Wararka SBS Somali Isniin 12 June
12/06/2023 Duración: 06minWararka SBS Somali Isniin 12 June, 2023
-
Wararka SBS Somali Qamiis 8 June
08/06/2023 Duración: 06minWarkii maanta oo bisha June tahay 8, 2023
-
Climate change and its impact on Somalia
08/06/2023 Duración: 16minIsbadalka cimilada iyo saamaynta Soomaaliya.
-
SBS Somali Full Program Wednesday June 7
08/06/2023 Duración: 52minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali
-
Somali_Settlement_Guide_parenting_070623
07/06/2023 Duración: 10minSida uu qorayo sharciga qoyska, xaqa badqabka ilmaha ayaa haga wadahadalka waalidka marka ay lamaanuhu kala tagaan ama ay isfuraan.
-
Talibaanka oo saraakiisha Australia ku casuumay dalkooda
07/06/2023 Duración: 07minTalabaanka oo saraakiisha Australia ku casuumay inay tagaan dalkaas si ay u baaraan danbiyo dagaal oo lagu eedeeyay askar Australian ah.
-
Climate change and its impact on Somalia
07/06/2023 Duración: 07minSidee isbadalka cimiladu u saameeyay Soomaaliya?
-
Wararka SBS Somali Talaado 6 June
06/06/2023 Duración: 06minWararkii maanta oo Talaado ah bisha June 6
-
SBS Somali News Monday 5 June 2023
05/06/2023 Duración: 07minWararkii SBS Somali maanta oo Isniin ah 5 bisha June, 2023
-
SBS Somali full program Friday June 3
05/06/2023 Duración: 54minIdaacadii SBS Somali ee u danbaysay
-
Muxuu yahay sharciga laga qayliyay ee Uganda soo rogtay?
02/06/2023 Duración: 12minSharci ka dhan ah dadka isku jinsiga ah ee is guursada ayaa dalal badan iyo QM ay cabaareeyeen. Sharcigan ayaa waxaa ka mid ah in dil lagu xukumo dadka lagu helo danbiyo la xariira dadka isku jinsiga ah ee is guursada.
-
Somali_Settlement_guide_Rent_31052023
31/05/2023 Duración: 11minWaqtiga hadda la joogo in ka yar 50 kun guryo kiro ayaa dalka oo dhan ka jira. Labo sano ka horna tiradaas ayaa laban laab ahayd. Iyadoo tirade guryaha banaan ayaa taariqiyan ay aad u hooseeyaan, in la helo guri la kiraysato ayaa aad u adkaatay.
-
Falanqaynta go'aamadii Golaha Wadatashiga Qaran
31/05/2023 Duración: 08minWasiirkii hore ee wasaarada isgaarsiinta Soomaaliya Mohamed Ibrahim, ayaa nala wadaagay aragtidiisa ku aaddan go'aankii Golaha Wadatashiga Qaran.
-
Barnaamuj Musliiminta looga wacyigalinayo xanuunada dhimirka oo ka dhacay masaajidka Preston
29/05/2023 Duración: 18minBarnaamuj Musliiminta looga wacyigalinayo xanuunada dhimirka ayaa lagu qabtay masaajidka Preston ee woqooyiga Melbourne.
-
Warbixinta bandhiga Somali Healthcare Professionals
29/05/2023 Duración: 14minWaxaa maalintii Axada ahayd ee bisha May 28 lagu qabtay Melbourne bandhig caafimaad oo ay soo qabanqaabisay ururka Somali Healthcare Professionals oo kaashanaya Social Policy Group iyo Migrant and Refugee Health Partnership.