Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • Falanqaynta xaalada dalka iyo shirkii Heritage ee Garowe

    Falanqaynta xaalada dalka iyo shirkii Heritage ee Garowe

    08/01/2021 Duración: 50min

    Wixii ka soo baxay iyo arimihii looga hadlay shir dhawaan lagu soo gaba gabeeyay Garowe ayaa waxaa falan qaynaya aqoonyano.

  • Wararka SBS Somali Jimco 08 Janaayo

    Wararka SBS Somali Jimco 08 Janaayo

    08/01/2021 Duración: 11min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Brisbane oo bandow lagu soo rogay kadib kaysas COVID-19 faafa oo laga helay.Maraykankana waxaa lagu baaqay in madaxweyne Trump xilka laga xayuubiyo.

  • Wararka SBS Somali Khamiis 07 Janaayo

    Wararka SBS Somali Khamiis 07 Janaayo

    07/01/2021 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Talaalka oo la filayo inuu Australia ka bilaabandoono bisha Febaraayo. Kongresska Maraykanka oo ugu danbayntii ansixiyay guusha Joe Biden.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 06 Janaayo

    Wararka SBS Somali Arbaco 06 Janaayo

    06/01/2021 Duración: 06min

    Dimoqraadiga Maraykanka oo u muuqda inay la wareegayaan aqalka Senatka. Kays Covid-19 aan la garanayn halka laga soo qaaday oo laga helay Victoria.

  • Wararka SBS Somali Talaado 05 Janaayo

    Wararka SBS Somali Talaado 05 Janaayo

    05/01/2021 Duración: 06min

    Wararka waxaa ka mid ah: Dad badan oo reer Victoria ah oo ku xaniban NSW. 

  • Wararka SBS Somali Isniin 04 Janaayo

    Wararka SBS Somali Isniin 04 Janaayo

    04/01/2021 Duración: 06min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo laga helay 3 kays oo cusub iyo lacagaha jobkeeper oo maanta la yaraynayo.

  • Wararka SBS Somali Khamiis 31 Disember

    Wararka SBS Somali Khamiis 31 Disember

    31/12/2020 Duración: 08min

    Gobolada NSW iyo Victoria oo mar kale qatar ugu jira inuu COVID-19 xoog uga dilaaco.Victoria ayaa gabi ahaanba xiraysa xadka ay la leedahay NSW.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 30 Disember

    Wararka SBS Somali Arbaco 30 Disember

    30/12/2020 Duración: 09min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: 3 kays oo coronavirus ah oo laga helay Victoria taas oo soo afjartay ku dhawaad labo bilood oo aan kays laga helin gobolka.

  • Wararka SBS Somali Talaado 29 Disember

    Wararka SBS Somali Talaado 29 Disember

    29/12/2020 Duración: 05min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Kays COVID-19 nooca aadka u faafa oo laga helay Queensland. NSW kaysas aan la hubin halka ay ka yimaadeen ayaa walaac ku haya maamulayaasha gobolka.

  • Wararka SBS Somali Isniin 28 Disember

    Wararka SBS Somali Isniin 28 Disember

    28/12/2020 Duración: 08min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Xanibaado dabaaldega sanadka cusub oo lagu soo rogay Sydney. Madaxweyne Trump ugu danbayntii wuxuu saxiixay sanduuq lacageed oo lagu caawinaya dadka shaqada ku waayay COVID-19.

  • Settlement Guide: If a crisis strikes in summer, these alerts will help you keep safe and informed

    Settlement Guide: If a crisis strikes in summer, these alerts will help you keep safe and informed

    28/12/2020 Duración: 12min

    Waa macluumaad loogu talo galay qataraha inta lagu jiro xagaaga Australia sida (dabka, daadadka, kulaylka, qataraha biyaha, iyo dhaawaca maqaarka qoraxda).

  • Wararka SBS Somali Arbaco 23 Disember

    Wararka SBS Somali Arbaco 23 Disember

    24/12/2020 Duración: 09min

    Wararka waxaa ka mid ah: NSW oo laga helay 8 kays oo cusub oo coronavirus ah.

  • Silent killers: Heatwaves and skin damage in the Australian summer

    Silent killers: Heatwaves and skin damage in the Australian summer

    22/12/2020 Duración: 09min

    Kulaylka daran ee Australia ka dhaca xiliga xagaaga wuxuu dilaa dad aad u farabadan. Waxaase jira dariiq looga badbaadi karo inuu caafimaadkaaga wax yeelo.

  • Dooda Jimcaha iyo Dr Abdirahman Ali iyo Cumar Dholawaa

    Dooda Jimcaha iyo Dr Abdirahman Ali iyo Cumar Dholawaa

    19/12/2020 Duración: 21min

    Doodan ayaan ku falan qaynaynaa xiriirka Kenya iyo Soomaaliya.

  • Wararka SBS Somali Jimco 18 Disember

    Wararka SBS Somali Jimco 18 Disember

    18/12/2020 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: NSW oo kaysaska COVID-19 ee ka dilaacay xeebaha woqooyi ee magaalada ay gaareen 28.

  • Dawlada Victoria oo laga dalbaday inay raali galin siiso dadka deggan Saraha Dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington

    Dawlada Victoria oo laga dalbaday inay raali galin siiso dadka deggan Saraha Dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington

    18/12/2020 Duración: 16min

    Warbixin ka soo baxday Ombusman-ka Victoria oo ah hay'ad madax banaan oo eegta dacwooyinka ka dhanka ah hay'daha dawlada iyo ururada iyo shirkada ayaa sheegtay in dawlada looga baahan yahay inay raali galin bixiso.

  • Wiil Somali-Australian ah oo boolisku ku toogtay Brisbane

    Wiil Somali-Australian ah oo boolisku ku toogtay Brisbane

    18/12/2020 Duración: 05min

    Raage Cabdi ayay boolisku sheegeen inuu iska furay qalab lagula soconayo  dhaqdhaqaaqiisa taaso qayb ka ahayd sharuudo xabsi looga soo daayay. Waxay boolisku hadda sheegeen in ninkan dhintay lala xariirinayo maydka lamaane waayeel ah oo laga helay gurigooda oo aan ka fogayn halka Raage ku noolaa.

  • Prof Hussein Warsame dawlada Soomaaliya ma faahfaahin sababta ay xiriirka u goysay

    Prof Hussein Warsame "dawlada Soomaaliya ma faahfaahin sababta ay xiriirka u goysay"

    17/12/2020 Duración: 20min

    Professor Hussein Warsame oo ka hadlay xiriirka go'ay ee Kenya iyo Somalia iyo waliba arimaha doorashada ee cakiran.

  • Wararka SBS Somali Khamiis 17 Disember

    Wararka SBS Somali Khamiis 17 Disember

    17/12/2020 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Dawlada Victoria oo laga dalbaday inay raali galin ka bixiso xanibaadihii lagu soo rogay saraha dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington.

  • Arimaha doorasahda Soomaaliya iyo Dr Hassan

    Arimaha doorasahda Soomaaliya iyo Dr Hassan

    14/12/2020 Duración: 15min

    Dr Hassan "waxaa qaldan dhaqan siyaasiyeedkeena"

página 1 de 21

Informações: