Sbs Somali - Sbs Afomali
- Autor: Vários
- Narrador: Vários
- Editor: Podcast
- Duración: 112:13:50
- Mas informaciones
Informações:
Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
Somali_settlement_Guide_cross-cultural friendship_260723
26/07/2023 Duración: 11minIn aad saaxiib yeelato waa mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee aan wajahno marka aan dal cusub soo degno. Waa wax iska dabiici ah in dadku ay nooc taageero ka raadsadaan dad ay isku dhaqan yihiin ama isku meel ka yimaadeen.
-
Victorian public housing tower residents agree on compensation for COVID-19 lockdown
26/07/2023 Duración: 07minDadka degan saraha dhaadheer ee Flemington iyo North melbourne oo mag dhow laga siinayo xanibaadihii lagu soo rogay sanadkii 2020.
-
-
-
Muxuu yahay Codka dhawaan aftida loo qaadayo?
21/07/2023 Duración: 14minDhamaadka sanadkan, shacabka Australia ayaa ka qayb qaadan doona afti lagu waydiinayo inay HAA ama MAYA uga jawaabaan su'aasha ah: "Ma taageersan tahay in isbadal lagu sameeyo dastuurka si loogu aqoonsado dadka dalka loogu yimid iyada oo la abuurayo COD ay yeeshaan dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka?"
-
SBS ka baro English-qaybta koowaad
21/07/2023 Duración: 13minWaa qaybtii koowaad ee taxane afka Ingiriiska aad ku baran karto.
-
-
Wararka maanta 20 Luuliyo 2023
20/07/2023 Duración: 05minWarar SBS Somali ee Australia iyo caalamka
-
Muqdisho oo lagu furay xarun daawooyinka lagu kaydiyo
19/07/2023 Duración: 10minWararka maanta iyo Soomaaliya
-
Doodaha Haa iyo Maya ee Aftida soo socota oo la soo bandhigay
19/07/2023 Duración: 11minQoraalo lagu sharaxayo doodaha kala duwan ee aftida Codka oo la soo bandhigay.
-
-
Idaacadii SBS Somali oo dhamystiran
17/07/2023 Duración: 52minHalkan ka dhayso Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiran
-
Wararka maanta ee Australia iyo caalamka
17/07/2023 Duración: 05minWararka maanta ee Australia iyo caalamka
-
Kulan is-xogwaraysi ah oo lagu qabtay Galbeedka Melbourne
14/07/2023 Duración: 17minWaxaa xaafadaha Galbeedka Melbourne dhawaan lagu qabtay kulan ay ka soo qayb galeen dhalinyaro aqoon yahano ah iyo waalidiin. Kulanka ayaa looga danlahaa si dhalinyaradu isu dhaafsadaan xirfadohooda, waxbarashada iyo sidii dhalinta yaryar ay u ogaan lahaayeen fursadaha shaqo, waxbarasho iyo xirfado ee dalka jira. Waxay sidoo kale ahayd fursad ay isku bartaan una kala faa’iidaystaan.
-
Maxaa ka soo baxay kulanka wadatashiga?
14/07/2023 Duración: 09minWaxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay kulan wadatashi ah oo ay ka soo qayb galeen madaxdii hore ee dalka iyo kuwa hadda talada haya.
-
SBS Somali Full Program 13 July, 2023
13/07/2023 Duración: 51minIdaacadii u danbaysay ee SBS Somali
-
-
Somali_Settlement_Guide_StudentAcc_120723
12/07/2023 Duración: 11minWaa qayb kale oo ka mid ah barnaamujyadeenii taxana ahaa ee deganaanshaha, waxaana ku eegaynaa noocyada kala duwan ee goobaha ay degaan ardayda ajaaniibta ah ee dalkan Australia wax ku barta.
-
Xildhibaan Cali mahdi "Anigu waxaan qabaa kama aanaan soo bixin shaqadii nalaka rabay"
11/07/2023 Duración: 19minXildhinaab Cali Mahdi Mohamed oo xaaladda dalka Soomaaliya uga waramay SBS Somali,