Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • Imtixaanka codsiga dhalashada Australia oo la adkaynayo

    Imtixaanka codsiga dhalashada Australia oo la adkaynayo

    18/09/2020 Duración: 07min

    Imtixaanka ayaa lagu darayaa su'aalo la xariira qayimka Australia.

  • Wararka SBS Somali Jimco 18 Sebtember

    Wararka SBS Somali Jimco 18 Sebtember

    18/09/2020 Duración: 12min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo diiwaan galisay 45 kays oo COVID-19 ah: Gobolada dalka oo isku raacay in la kordhiya tirada dadka dib dalka ugu soo noqonaya.

  • Hooyo Xaawo Waa xanuunsanahay daawadiina waa iga dhamaanaysaa

    Hooyo Xaawo "Waa xanuunsanahay daawadiina waa iga dhamaanaysaa"

    16/09/2020 Duración: 12min

    Xaawo Xaaji waa hooyo ku xaniban Soomaaliya oo doonaysa inay sida ugu dhaqsaha badan ugu soo laabato Australia maadaama daawooyinkii ka dhamaanayso.

  • Maanta waxay ku aaddan tahay 43 guuradii Soomaaliya ku qabsatay Jigjiga.

    Maanta waxay ku aaddan tahay 43 guuradii Soomaaliya ku qabsatay Jigjiga.

    16/09/2020 Duración: 09min

    Dagaalkii dhex maray Ethiopia iyo Soomaaliya ayaa labada dalba qasaare balaaran ka soo gaaray waxaana jabkii Soomaaliya ka soo gaaray la sheegaa inuu ahaa bilowga burburkii dawlada.Axmed Sheekh Muxidiin wuxuu ka mid ahaa ciidankii qabsaday Jigjiga 1977.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 16 Sebtember

    Wararka SBS Somali Arbaco 16 Sebtember

    16/09/2020 Duración: 11min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo diiwaan galisay 42 kays oo COVID-19 ah. Dadaal lagu doonayo in dadka Australianka ah ee dalka dibadiisa ku xaniban loo fududeeyo inay dalka ku soo noqdaan.

  • Wararka SBS Somali Talaado 15 Sebtember

    Wararka SBS Somali Talaado 15 Sebtember

    15/09/2020 Duración: 08min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo markii ugu horaysay in mudo ah aan qofna ugu dhiman coronavirus.Hogaamiyaha mucaaradka oo ku booriyay RW Scott Morrison inuu caawiyo dadka Australianka ah ee dalka dibadiisa ku xaniban.

  • Wararka SBS Somali Isniin 14 Sebtember

    Wararka SBS Somali Isniin 14 Sebtember

    14/09/2020 Duración: 05min

    Wararka waxaa ka mid ah: Kaysaskii coornavirus-ka ugu yaraa mudo oo laga diiwaan galiyay. NSW waxay ku boorinaysaa gobolada kale inay ogolaadaan dadka ka soo laabanaya dibada.

  • Booliska Victoria oo lagu eedeeyay cunsurinimo

    Booliska Victoria oo lagu eedeeyay cunsurinimo

    11/09/2020 Duración: 08min

    Booliska Victoria ayaa baaritaan ay ku sameeyeen guriga ayeeyo 89 jir ah waxaa lagu tilmaamay ku tagri fal awoodeed.

  • Pauline Hanson maxay u soo dirtay dadka deggan saraha dhaadheer?

    Pauline Hanson maxay u soo dirtay dadka deggan saraha dhaadheer?

    11/09/2020 Duración: 08min

    Hogaamiyaha xisbiga One Nation Pauline Hanson ayaa alaab dad badan ka caraysiisay us oo dirtay dadka deggan saraha dhaadheer ee Flemington.

  • Wararka SBS Somali Jimco 11 sebtember

    Wararka SBS Somali Jimco 11 sebtember

    11/09/2020 Duración: 07min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Victoria oo laga diiwaan galiyay 41 kays oo coronavirus ah. NT oo xadkeeda u furaysa dadka deggan NSW.

  • Maxuu yahay muranka imtixaanka ardayda

    Maxuu yahay muranka imtixaanka ardayda

    09/09/2020 Duración: 11min

    Waxaa walaac laga muujiyay arday badan oo ku dhacday imtixaanaad laga qaaday ardayda gobolka Banaadir.

  • Asad Cabdullahi Dadka qaadka cuna qoyska way dayacaan

    Asad Cabdullahi "Dadka qaadka cuna qoyska way dayacaan"

    09/09/2020 Duración: 17min

    Asad Cabdullahi Cumar waa qoraaga buuga "Burburka qoyska Soomaaliyeed ee Qurbaha iyo badbaadadiisa"Waa daraasad gaaban oo iftiiminaysa xalka iyo sababaha keena burburka qoyska.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 09 Sebtember

    Wararka SBS Somali Arbaco 09 Sebtember

    09/09/2020 Duración: 09min

    Wararka caawa waxaa ka mid ah: Tijaabada talaal rajo wayn laga qabay oo la hakiyay. Victoria oo 76 kays laga diiwaan galiyay iyo TikTok oo laga codsaday inuu ka saaro video laga naxay.

  • Wararka SBS Somali Talaado 08 Sebtember

    Wararka SBS Somali Talaado 08 Sebtember

    08/09/2020 Duración: 06min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: Labo suxufiyiin Australian ah oo dib ugu soo laabtay Australia kadib markay ka soo baxsadeen China. Victoria oo arimaha dabagalka xanuunka ka baranaysa NSW.

  • Wararka SBS Somali Arbaco 07 Sebtember

    Wararka SBS Somali Arbaco 07 Sebtember

    07/09/2020 Duración: 10min

    Wararka maanta waxaa ka mid ah: RW Scott Morrison oo dhaliilay qorshaha dawlada Victoria ee dib-ufurka xanibaadaha COVID-19. Australia oo heshiis la gaartay shirkadaha soo saaraya talaalka coronavirus.

  • Kulamada Muqdishu iyo doorashooyinka

    Kulamada Muqdishu iyo doorashooyinka

    04/09/2020 Duración: 07min

    Madaxda Maamulayada Jubaland iyo Puntland oo ku sugan Muqdishu.

  • Hashim Ducale Xaalada siyaasadu waa cakiran tahay

    Hashim Ducale "Xaalada siyaasadu waa cakiran tahay"

    04/09/2020 Duración: 13min

    Maxaa kasoo bixi kara shirarka madaxda dawlad goboleedyada iyo federalka uga socda Muqdishu?

  • Hamdi Ali waa musharax u taagan golaha deegaanka Melbourne

    Hamdi Ali waa musharax u taagan golaha deegaanka Melbourne

    04/09/2020 Duración: 17min

    Hamdi Ali wuxuu ka tirsan yahay Xisbiga Laborka, waana musharaxa u taagan golaha deegaanka Melbourne.

  • Wararka SBS Somali Jimco 04 Sebtember

    Wararka SBS Somali Jimco 04 Sebtember

    04/09/2020 Duración: 11min

    Wararka caawa waxaa ka mid ah: Golaha qaranka oo inta badan isku raacay in xadadka gobolada la furo marka la gaaro ciida Christmas-ka. Victoria oo laga diiwaan galiyay 81 kaysas coronavirus ah.

  • Wararka SBS Somali Khamiis 03 Sep

    Wararka SBS Somali Khamiis 03 Sep

    03/09/2020 Duración: 10min

    Australian badan ku xaniban dalka dibadiisa oo ku eedeeyay dawlada inaysan caawinayn.

página 2 de 21

Informações: