Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
-
-
-
Dr Aweys Omar "ha la iska baaro cudurka cagaarshowga"
07/08/2024 Duración: 14minCudurka cagaarshowgu (Hepatitis) wuxuu aduunka ku dilaa dad ka badan hal milyan sanad walba. Laakiin qofku is baaro waa la maarayn karaa. Haddii aaddan qabina waa la iska talaali karaa.
-
-
-
-
-
-
Nasteho Qaran oo hawlo samafal u timid Australia
31/07/2024 Duración: 08minNasteho Haji Nuur oo loo yaqaan Nasteho Qaran waa gabar jilaa ah oo ka qabqaadatay riwaayado wacyigalin ah hadase waxay Australia u timid arimo la xariira samafal lagu caawinayo dadka baahan ee soomaaliya.
-
-
Hooyo loo xiray guur ay ku qasabtay gabar ay dhashay
31/07/2024 Duración: 07minIn qofka lagu qasbo guur uusan raali ka ahayn waa ka mamnuuc Australia. Hooyo ayaa loo xiray inay gabar ay dhashay ku qasabtay inay guursato nin aysan rabin.
-
-
-
-
-
-
Adiga oo gaari wata darawal kale ma is dagaasheen?
24/07/2024 Duración: 10minQaybtan ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Expalined Waxaan ku eegaynaa hab dhaqanka amni iyo masuuliyadda qofka saran marka uu gaari ku wado Australia iyo talaabadii aad qaadi lahayd haddii adiga ama qof qoyskaaga ah u ku lug yeesho dhacdo dagaal ama aflagaado darawalo ama Road rage.?
-