Sbs Somali - Sbs Afomali

Melbourne City Council oo u codeeyay xabad joojinta Gaza

Informações:

Sinopsis

Golaha deegaanka Melbourne ayaa cod u qaaday xabad joojin looga dhawaaqo Gaza. Waxaan ka waraysanay Halimo Ahmed.