Sbs Somali - Sbs Afomali

Maalintee ayaa laga ciidayaa dalkan Australia?

Informações:

Sinopsis

Waxaa qoraalo is khilaafsan midkood lagu sheegay in Ciidu tahay Jimcadda iyo mid leh waa Sabtidda. Sheekh Cabdinur ayaan waydiinay midka ay raacayaan bulshada Soomaalidu.