Sbs Somali - Sbs Afomali

Xisbiga Liberalka oo jahawareer galay kadib iscasilaado

Informações:

Sinopsis

Xisbiga Liberalka ayaa galay jahawareer siyaasadeed kadib markii ay xubno muhiim ah ay iska casileen iyaga oo diidan go'aanka xisbigu ka qaatay aftida codka lagu siinayo dadka dalka loogu yimid.