Ifiye Radio

BARNAAMIJ GAAR AH- MAGAALADA BROOKS-ALBERTA

Informações:

Sinopsis

Soomaalida aad u badan ayaa ku nool Magaaladda Brooks ee Alberta waxaa soo baxaya cabsi laga qabo in Magaaladaasi noqoto halka ugu badan ee Xanuunka COVID19 uu ku faafo.Barnaamijkaan waxaan u qabanay Soomaalida halkaa degan.