Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Maanta iyo wararka radio Sweden

Informações:

Sinopsis

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maxaabiista Swedishka ah ayaa loo diri karaa wadamada kale ee EU-da iyo waddmada EES la isku yiraahdo si ay halkaasi xukunkooda ugu dhameystaan. Nin isaga oo sarqaansan raacay diyaaraha aan duuliyaha, lana dul dhigay ganaax maalin leh oo gaaraya 32 000 kr. Baabuurta xaamulka qaada ee shirkada Volvo oo dalabaadkoodu kordhayo, islamarkaana shaqo abuur cusub abuurto. Shirkada Tele2 oo shaqaalaheeda dhimeeysa sababo la xirriira dib u eegis maaliyeed.

Únete Ahora

Únete Ahora

  • Acceso ilimitado a todo el contenido de la plataforma.
  • Más de 30 mil títulos, incluidos audiolibros, podcasts, series y documentales.
  • Narración de audiolibros por profesionales, incluidos actores, locutores e incluso los propios autores.
Prueba ahora Firma sin compromiso. Cancele cuando quiera.

Compartir